Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dilkii Jamal Khashoqji uu ahaa mid horey loo sii qorsheeyay, isagoo intaa ku daray in dhamaan kuwii masuulka ka ahaa, oo ay

Video Best 2018-10-24

Views 3

Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dilkii Jamal Khashoqji uu ahaa mid horey loo sii qorsheeyay, isagoo intaa ku daray in dhamaan kuwii masuulka ka ahaa, oo ay ku jirto ciddii amartay dilkiisa, ciqaab la marsiiyo. Jacfar Kukay ayaa warbixintan noo diyaariyay.

Share This Video


Download

  
Report form
RELATED VIDEOS